(Akhriso) War-Murtiyeed laga saaray shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Garowe

Waxaa magaalada Garoowe lagu gebagebeeyey shirka Madasha Aragti Wadaagga sanadlaha ah oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Heritage. Madashan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland, Guddoonka labada Aqal, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, Midowga Musharaxiinta iyo Marti sharaf kale. Madasha oo sanadkan looga hadlay xasilinta dalka, dhammaystirka Dastuurka, gaarista doorasho qof … Continue reading (Akhriso) War-Murtiyeed laga saaray shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Garowe